Labo Siyaasi oo soo noqday Ra’isul Wasaarayaal oo lagu riday Xukuno adag  

Labo Siyaasi oo Ra’isul Wasaare kasoo noqday dalka Algeria ayaa lagu riday xukuno adag oo xabsi ah, kadib markii lagu helay dambi la xariira Musuq maasuq ay ku kaceen intii ay xilalka hayeen. Maxkamad kutaala dalka Algeria oo qaadeysay kiiska dacwadaha loo heestay labadan Ra’isul Wasaare ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday in labadan siyaasi lagu … Continue reading Labo Siyaasi oo soo noqday Ra’isul Wasaarayaal oo lagu riday Xukuno adag